Sign up, start voting on articles and create your own news feeds! | Login | Create a free account

Erdogan oo beeniyey warar laga faafiyey dagaalka Azerbaijan iyo Turkey

Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii beeniyey wararka sheegaya in Turkey ay dagaal-yahanno Syrian ah u dirtay Azerbaijan, si ay uga taageeraan dagaalka ay kula jirto gooni u goosatada ay taageerto Armenia ee gooblka Nagorno-Karabakh.

“Kuwa nagu sheegaya inaan Mujaahidiin ka yimid Syria u dirnay halkaas, annagu ma lihin ajande noocaas ah,” ayuu Erdogan ku yiri khudbad laga sii daayey taleefishinka.

Bishan horraanteedii, madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa Ankara ku eedeeyey inay jihaadiyiin Syrian ah gaysay gobolka, isaga oo sheegay in Turkey ay ka gudubtay “diilin cas”.

Erodgan ayaa Arbacadii yiri “Waxay leeyihiin...

read more...

Published By: .voasomali - 5 days ago