G. Banaadir oo loo ansixiyay inuu matalaad ku yeesho Aqalka Sare
Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay xeerkii matalaad uu gobolka Banaadir ku yeesho Aqalka Sare. Doodda la xiriirta xeerkan ayaa maalmihii la soo dhaafay waxaa si weyn uga doodayay mudaneyaasha baarlamaanka Soomaaliya....
Published By: .voasomali - Saturday, 27 June, 2020