Sign up, start voting on articles and create your own news feeds! | Login | Create a free account

Goorma ayaa tallaalka COVID-19 laga billaabayaa Mareykanka?

Sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda Horumarinta Tallaalka ee Dowladda Mareykanka ayaa sheegay, in bisha danbe lagu billaabi doono tallaalka cudurka Covid-19, shaqaalaha caafimaadka iyo dadka kale ee loo arko in ay cudurka u nugulyihiin....

read more...

Published By: .voasomali - Monday, 23 November

  • Older News
  • Mudanayaasha Jamhuuriga oo ku hagoogtay Trump .voasomali (Yesterday) - Marka laga reebo shan mudane, dhammaan xubnaha xisbiga Jamhuuriga u matala Aqalka Senatka Mareykanka ayaa Talaadadi diiday dacwadda xil-ka-xayuubinta madaxweynihi hore ee Mareykanka Donald Trump....