Sign up, start voting on articles and create your own news feeds! | Login | Create a free account

Musharraxiinta Madaxweynaha oo Shir uga Furmay Muqdisho

Shirkan oo muddo sadex maalmood ah socon doona ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaan ay siyaasiyiinta mucaaradku ay ka soo horjeesteen Guddiyadii doorashada ee dowladda Federalka iyo Maamul Goboleedyadu ay soo dhiseen, iyagoo ku tilmaameen inay xubno ka yihiin askar iyo shaqaale dowladeed. ...

read more...

Published By: .voasomali - Saturday, 21 November