Sign up, start voting on articles and create your own news feeds! | Login | Create a free account

Sacuudiga oo ka gaabsaday inuu ku baaqo ficil ka dhan ah Faransiiska

Sacuudi Carabiya ayaa cambaareysay sawir gacmeedyada loogu gefayo Nebi Muxamed NNKH, hase yeeshee waxay ka gaabsatay inay xoojiso baaqyada dalalka kale ee Islaamka ee lagu doonayo in lagu qaado ficil ka dhan ah sawirrada lagu soo bandhigay Faransiiska ee loola jeedo Nebiga NNKH....

read more...

Published By: .voasomali - Wednesday, 28 October