Sarkaal CIA ahaa oo lagu dilay Soomaaliya
Sarkaal ka tirsanaa hay’ada Sirdoonka Mareykanka ee CIA ayaa lagu diley Soomaaliya, sida uu qorey wargeyska New York Times, oo soo xiganaya saraakiil ka tirsan dowladda....
Published By: .voasomali - Thursday, 26 November
- Older News
- Askar ka tirsan militariga Soomaaliya oo qarax lagu dilay
.voasomali (Yesterday) - Wararka ka imanaya magaalada Balcad ee gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegaya in maanta qarax miino lala eegtay gaari kuwa dagaalka ah oo ay saaraayeen ciidamo ka tirsan milatariga dowladda Soomaaliya....
- Soomaaliya oo diiday warbixinta guddiga IGAD ee xiisadda kala dhaxeysa Kenya
.voasomali (Yesterday) - Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad ula yaabtay warbixin la sheegay inay qoreen guddi xaqiiqo raadin ah oo urur goboleedka IGAD u diray xuduudda Soomaaliya iyo Kenya....
- 30 sano kadib ridistii dowladdii kacaanka, xagee Soomaaliya ku socotaa?
.voasomali (Yesterday) - 30 sanno ayaa shalay ku buuxsantay, markii ay bur burtay dowladdii Militariga aheyd ee uu hoggaaminayay madaxweynahii hore ee Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre....