Sign up, start voting on articles and create your own news feeds! | Login | Create a free account

Tirada dadka u geeriyooday coronavirus oo dhaaftay 65,000

Tirada kiisaska dunida ee uu ku dhacay coronavirus ayaa dhaaftay 1.2 milyan iyadoo 65,000 oo qofna ay cudurkan u geeriyoodeen illaa markii uu coronavirus ka dillaacay Shiinaha dhammaadkii sanadkii hore sida ay ku warameyso xog aruurin ay baahisay jaamacadda Johns Hopkins....

read more...

Published By: .voasomali - Sunday, 5 April