Sign up, start voting on articles and create your own news feeds! | Login | Create a free account

Trump oo Golihiisa Amniga Kala Hadlay Suuriya

Xilli dowlada Russia ay ka digtay dagaal millatari oo Suuriya darteed u dhexmara Mareykanka iyo Ruushka, ayuu madaxweyne Donald Trump isugu yeeray Golihiisa Amniga Qaranka si uu ugala xaajoodo jawaabta uu Mareykanka ka bixi karo hub kiimiko ah oo uu ku eedeeyay in dowlada Suuriya ay u adeegsatay shacabkeeda....

read more...

Published By: .voasomali - Friday, 13 April