Sign up, start voting on articles and create your own news feeds! | Login | Create a free account

USA: Garsoore ka Tirsan Maxkamadda Sare oo Geeriyootay

Ruth Bader Ginsburg oo ahayd garsoore muddo dheer ee Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa fiidnimadii Jimcaha u geeriyootay cudurka kansarka. Ginsburg ayaa ahayd ololeeye xuquuqda dumarka ah waxayna ahayd garsoore ka tirsan Maxkamadda Sare illaa 1993-kii....

read more...

Published By: .voasomali - Saturday, 19 September