Sign up, start voting on articles and create your own news feeds! | Login | Create a free account

Waa maxay mowqifka Soomaaliya ee xaaladda Itoobiya?

Wasaaradda Arrimaha Dibedda Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay taageero ugu muujisay dowladda federaalka Ethiopia oo dagaal kula jirta xisbiga TPLF ee xukuma gobolka Tigrayga. Balse Wasiirka Arrimaha Dibedda ayaa sheegay inaan qoraalkaasi rasmi ahayn....

read more...

Published By: .voasomali - Wednesday, 18 November