Weerar lagu qaaday Masjid oo lagu dilay 5 qof, lagu afduubtay 18
Dabley ayaa shan qof ku dilay, 18 kalena ku afduubtay weerar ay ku qaadeen Masjid ku yaalla gobolka Zamfara ee waqooyiga galbeed ee dalka Nigeria, sida ay booliska gobolka sheegeen....
Published By: .voasomali - Monday, 23 November