Somalia Latest News
- Older News
- Cabdullaahi Axmed Cadow: Dalka ma geli karo firaaq siyaasadeed
.voasomali (Sunday, 7 February) - Safiirkii hore ee Soomaaliya ee dalka Mareykanka, Cabdulaahi Axmed Caddow ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo muddo xileedka ka dhamaaday qaar ka mid ah hay’adaha Soomaaliya ayada oo...
- Midowga Musharaxiinta oo ka hadlay fashilka shirkii Dhuusamareeb
.voasomali (Sunday, 7 February) - Golaha Midowga Musharaxiinta mucaaradka ah ee u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa nasiib darro ku tilmaamay inuu fashilmo shirkii ka socday magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug....
- Bomb kills 12 security agents in Somalia as politicians wrangle over presidency
Somalia (Sunday, 7 February) - Twelve security agents were killed on Sunday by a roadside bomb planted outside a Somali town where political leaders had been meeting to try to resolve a row over a...
- Sudan oo diginin culus u dirtay Ethiopia
.voasomali (Sunday, 7 February) - Wasiirka Kheyraadka Biyaha ee Sudan Yasser Abbas ayaa sheegay in tallaabo kasta oo Ethiopia ay kaligeed u qaaddo inay ku buuxiso mashruuceeda biya xireenka koronta uu si toos halis ugu...
- 'Diyaarad lagu weeraray Sacuudiga oo dhexda laga qabtay'
.voasomali (Sunday, 7 February) - Isbaheysiga milateri ee uu hogaamiyo Sacuudiga ayaa qabtay diyaarad nooca aan duuliyaha laheyn ee loo yaqaan Drone oo ay soo gantay fallaagada ka dagaalanta Yemen, sida ay Axadda maanta ah...
- Ayatollah Ali Khamenei oo shuruud ku xiray qorshaha Mareykanka
.voasomali (Sunday, 7 February) - Hogaamiyaha sare ee Iran Ayatollah Ali Khamenei ayaa maanta oo Axad ah sheegay in Mareykanka ay tahay in uu qaado dhammaan cunaqabateynta hadii Washington ay dooneyso in Tehran in ay...
- Gaadiidleyda Kismaayo oo ka cabanaya amarro kasoo baxay Jubaland
.voasomali (Sunday, 7 February) - Milkiileyaasha gaadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka ah ee magaalada Kismayo ayaa cabasho ka muujiyay amarro dhinaca sharciyada iyo cashuuraha ah oo ay soo saartay wasaaradda gaadiidka ee Jubaland....
- Security agents killed in central Somalia roadside bomb attack
Somalia (Sunday, 7 February) - Abdirashid Abdinur, intelligence chief for Dhusamareeb town, killed in the blast claimed by al-Shabab, police said....
- Somalia leaders fail to break deadlock over presidential vote
Somalia (Saturday, 6 February) - Somali leaders have failed to end a stalemate over the selection of a new president scheduled for next week, government officials said on Saturday, raising the risk of more political...